Ra’isul Wasaare Youssef Chahed oo Xafiisyada dowlada ka mamnuucay Indho Shareerka

Ra’iisal Wasaaraha Tunisiya Youssef Chahed, ayaa soo saaray amar xafiisyada kala duwan ee dowlada looga mamnuucayo in haweenka ka shaqeeya ama kuwa tagaya ay xirtaan Niqaab ama Indho shareer. Amarkan cusub ee kasoo baxay Ra’isul Wasaaraha dalka Tunisiya ayaa yimid kadib markii maalmihii lasoo dhaafay magaalada caasimada u ah dalkaasi ee Tunis ay ka dhaceen … Continue reading Ra’isul Wasaare Youssef Chahed oo Xafiisyada dowlada ka mamnuucay Indho Shareerka